Raaxo Media
Raaxo Media
  • 1 968
  • 6 425 021

Відео

Waddani waxa uu noqday bahal iyo cadho ku soo ururiyey kuwa cadhooday | 23 August 2024
Переглядів 67522 години тому
Waddani waxa uu noqday bahal iyo cadho ku soo ururiyey kuwa cadhooday | 23 August 2024
M/Kaahinaw Hargaysa Isagabaxo Burco aya lagudhafte orodka olole Buqabadan baalagu sam|23August2024
Переглядів 9062 години тому
M/Kaahinaw Hargaysa Isagabaxo Burco aya lagudhafte orodka olole Buqabadan baalagu sam|23August2024
Soodhawaynta madaxweynaha iyo Ibrahim Caydid gudomiyaha Suti Gashan oo arimaha kahadlay|22August2024
Переглядів 1,8 тис.2 години тому
Soodhawaynta madaxweynaha iyo Ibrahim Caydid gudomiyaha Suti Gashan oo arimaha kahadlay|22August2024
Waddani oo dagaalka taageeray iyo Huwanti gudaha iyo dibedba way ka xumaadeen | 22 August 2024
Переглядів 1,4 тис.2 години тому
Waddani oo dagaalka taageeray iyo Huwanti gudaha iyo dibedba way ka xumaadeen | 22 August 2024
Cidanka Bada Smld Oo Gacanta KuDhigay Doon Sharci Daro IyoSafarki Bixi oo Cadowga knhay|22August2024
Переглядів 6222 години тому
Cidanka Bada Smld Oo Gacanta KuDhigay Doon Sharci Daro IyoSafarki Bixi oo Cadowga knhay|22August2024
Waxaa cadawga ka xumaaday Madaxweyne Biixi oo sidiiran loogu soodhaweyay Ceerigabo|22August2024
Переглядів 6294 години тому
Waxaa cadawga ka xumaaday Madaxweyne Biixi oo sidiiran loogu soodhaweyay Ceerigabo|22August2024
Xisbiga wadani ayaa olole ugu jira sidii uu madaxweyne Biixi markale udooran laha|21August2024
Переглядів 1,3 тис.4 години тому
Xisbiga wadani ayaa olole ugu jira sidii uu madaxweyne Biixi markale udooran laha|21August2024
Habarjeclo,Burco iyo Hargeysa iyo arimo kale oo cusub | 21 August 2024
Переглядів 1,8 тис.4 години тому
Habarjeclo,Burco iyo Hargeysa iyo arimo kale oo cusub | 21 August 2024
Hadal xaasid ah oo C/Guray iyo M/Biixi oo sibaladhan logu sodhaweyey Degmoyinka Waridad|21August2024
Переглядів 1,4 тис.4 години тому
Hadal xaasid ah oo C/Guray iyo M/Biixi oo sibaladhan logu sodhaweyey Degmoyinka Waridad|21August2024
Safarka Muuse uu kumarayo Gobolka Dalku waxu qalbiga kaga dadshay Cadawgi Gudaha|20August2024
Переглядів 2,4 тис.9 годин тому
Safarka Muuse uu kumarayo Gobolka Dalku waxu qalbiga kaga dadshay Cadawgi Gudaha|20August2024
War DegDeg Ah: Sirdoonka Jamhuuriyadda Somaliland waxa u yaalla shaqo adag | 20 August 2024
Переглядів 2,6 тис.9 годин тому
War DegDeg Ah: Sirdoonka Jamhuuriyadda Somaliland waxa u yaalla shaqo adag | 20 August 2024
Dhibaatada luuqadeed ee u dhaxaysa Canfarta iyo Jabuuti iyo aragtida Faransiiska |19August2024
Переглядів 1 тис.9 годин тому
Dhibaatada luuqadeed ee u dhaxaysa Canfarta iyo Jabuuti iyo aragtida Faransiiska |19August2024
Dhacdadi xanuunka badneyd ee toogashada arxan darada ah ee 11-jirka,dhageyso oo dhamey|19August2024
Переглядів 8539 годин тому
Dhacdadi xanuunka badneyd ee toogashada arxan darada ah ee 11-jirka,dhageyso oo dhamey|19August2024
Waa guul u soo hoyatay Madaxweyne Muuse Biixi oo socdaal ku tagay deganka Oog|19August2024
Переглядів 2,4 тис.12 годин тому
Waa guul u soo hoyatay Madaxweyne Muuse Biixi oo socdaal ku tagay deganka Oog|19August2024
Museveni aya si rasmi ah ugudhawaqay heshiska ay kala saxixden Somaliland iyo Itobiya|19August2024
Переглядів 2,5 тис.12 годин тому
Museveni aya si rasmi ah ugudhawaqay heshiska ay kala saxixden Somaliland iyo Itobiya|19August2024
Xasan Sheekh oo kadagalama Geska Afrika iyo Masar aya kuhanjabay inay weraridoonan Smld|18August2024
Переглядів 1,7 тис.12 годин тому
Xasan Sheekh oo kadagalama Geska Afrika iyo Masar aya kuhanjabay inay weraridoonan Smld|18August2024
Heshiski Qahira iyo Muqdisho waxa diiday Somali oo dhan mana khuseyo shacabka Smld|18August2024
Переглядів 2,3 тис.12 годин тому
Heshiski Qahira iyo Muqdisho waxa diiday Somali oo dhan mana khuseyo shacabka Smld|18August2024
Xaalada Jabuuti & Canfar, iyo Somaliland & Somalia, iyo Itoobiya & Turkey | 18 August 2024
Переглядів 1,2 тис.14 годин тому
Xaalada Jabuuti & Canfar, iyo Somaliland & Somalia, iyo Itoobiya & Turkey | 18 August 2024
Fashilka Diblomaasiyadeed ee Somalia iyo Dagaalkii Qabow ee Itoobiya & Masar | 18 August 2024
Переглядів 95614 годин тому
Fashilka Diblomaasiyadeed ee Somalia iyo Dagaalkii Qabow ee Itoobiya & Masar | 18 August 2024
Hadalka Firdhiye iyo Dagaalkii Ceerigaabo,Guumeys,Oog iyo Qorshaha Huwanti | 17 August 2024
Переглядів 73814 годин тому
Hadalka Firdhiye iyo Dagaalkii Ceerigaabo,Guumeys,Oog iyo Qorshaha Huwanti | 17 August 2024
Heshiiskii Madaxweynaha Somaliland iyo Itoobiya iyo kii Somalidu la gashay Itoobiya | 17 August 2024
Переглядів 6 тис.14 годин тому
Heshiiskii Madaxweynaha Somaliland iyo Itoobiya iyo kii Somalidu la gashay Itoobiya | 17 August 2024
Turkigu waxa uu aqoonsaday North kopos lkn marka ay itoobiya aqoonsato somaliland…|17August2024
Переглядів 1,3 тис.14 годин тому
Turkigu waxa uu aqoonsaday North kopos lkn marka ay itoobiya aqoonsato somaliland…|17August2024
Fariin kusocota labada xisbi Kulmiye iyo Wadani | 17 August 2024
Переглядів 1,1 тис.16 годин тому
Fariin kusocota labada xisbi Kulmiye iyo Wadani | 17 August 2024
Xaalada somaliland iyo dagaalka lagu bilaabayo sida geeska afrika iyo warar badan 17 August 2024
Переглядів 1,2 тис.16 годин тому
Xaalada somaliland iyo dagaalka lagu bilaabayo sida geeska afrika iyo warar badan 17 August 2024
Xasanow, U yeedho Turkish ama Masar,waxba mabedeli kartid,Itoobiya oo kudhawaqday|16August2024
Переглядів 1,2 тис.16 годин тому
Xasanow, U yeedho Turkish ama Masar,waxba mabedeli kartid,Itoobiya oo kudhawaqday|16August2024
A/Karaash oo u hanjabay bariga Somaliland iyo arrimo kale oo la yaab leh | 15 August 2024
Переглядів 75619 годин тому
A/Karaash oo u hanjabay bariga Somaliland iyo arrimo kale oo la yaab leh | 15 August 2024
Waa taloyinkii aan kasoo jeediyay waxaa loo yaqaan heshiiska somaliland iyo Itoobiya |15August2024
Переглядів 68221 годину тому
Waa taloyinkii aan kasoo jeediyay waxaa loo yaqaan heshiiska somaliland iyo Itoobiya |15August2024
Turkiga oo dhibato kala kulmay sidi uheshis is-afgarad ah ulayelan laha Smld iyo Itobiy|15August2024
Переглядів 1,8 тис.21 годину тому
Turkiga oo dhibato kala kulmay sidi uheshis is-afgarad ah ulayelan laha Smld iyo Itobiy|15August2024
War Deg Deg Ah: Digniin Iyo Talooyin soo jeedin | 15 August 2024
Переглядів 66621 годину тому
War Deg Deg Ah: Digniin Iyo Talooyin soo jeedin | 15 August 2024

КОМЕНТАРІ

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 7 годин тому

    Subaga Gorayadu xaal.degdega ka soo.bixi

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 7 годин тому

    Geesi geesi dalay cadawga hajabo runta lagugu dilaya Allaha weyni haku xafido amin,

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 11 годин тому

    Masha allaah Wasidaa gob

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 14 годин тому

    Masha allllah isaaaq power nooooolaaada waligiin oo guulaysta jiraa oo jooga oo barakooba aamiin aaamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 15 годин тому

    Itoobiya lawajiilayn baywadaa diyaara dii waykasaartay soomaalilnd

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 18 годин тому

    itoobiya been inagulasocotaa

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 21 годину тому

    Kow sawirka meesha kuu saaran iyo waxaad ka hadlaysaa waa wax kala fog waxaadse dad aan ku ogowyn ku aqopn u sheegtay inaad tahay qof liita oo cuqdad ku soo koray Wa nasiib darooyinka bulshada soomaaliyeed ku soo kordhay tanni in wixii la qarin jiray public la soo dhigo oo weliba dadka looga sheekeeyo arimo private ah kkk Soomaalidu waxaas intooda badan waa wada qabtaa lk nin ceebihiisa public kaga ma sheekeeyo gaar ahaan raggu waayo nin rag ah ayaa ilaahay kaa dhigay Xumaantana wanaag ayaa lagu bedelaaa lk inaad social media la soo fadhiisato ceebahaaga waxay sheegaysaa inaad tahay naaqus

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 21 годину тому

    Wadani waa TENEG XASHIISH

  • @user-zd4mb4sx3r
    @user-zd4mb4sx3r 23 години тому

    Illaahay ha ka soo badbaadiyo cadowga faysal inshaa allaa

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky День тому

    Nin weyn oo ka hinaase xun Cali Guray weligay ma arag!

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 День тому

    Caaaaaaaaaccaaaaaaaccaaaaac abti ha isku xaarin.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 День тому

    Doqon hus

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 День тому

    👍👍👍👍

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 День тому

    Geesi Aadan cabdi ciidle Abti nooloow

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 День тому

    Qaran qaran riyo kkkkkk

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h День тому

    Kaa cudhey isaga dawo ayaa lagu mudi jirey tii ayaa ka dhamaatey.

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 День тому

    Guuuuuuuuul,guuuuuuuuuul soomaaliland

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u День тому

    There is nothing to Wonder, you know here wadani stand. it is about time to closed that office

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf День тому

    TAAGEERADOODA QARANKA EE HADDA, WAA WAX KUMA TAAL, WADANI SHICIBKAN QIIREYSAN KAMA AQLI BADANA

  • @aadanyare5268
    @aadanyare5268 День тому

    Maxaad kabedeli kaftan waa la jarejayaa wax soomalilnd layidhadaa ma jirto isaaqa Baa la dinyidhadaa harti waa diyaar

  • @ahmedgacan7119
    @ahmedgacan7119 День тому

    War adigu way fshmen ha Orhan wax walba way badhedhen nimaka wadani

  • @IbrahimJama-th6nc
    @IbrahimJama-th6nc День тому

    Waar cali guray waa xaasid hadalkiisu waa hadal xaasid waxan ku idhi usha xubinta laga goyn geeljiraa yaqaane maxaa adigaa kaa galay hadanad aqoon sida usha loo goosto maxaad u xaasiday kan goosan yaqaan umada ka daa hadalada bulaacada ah iska aamus qidhim lagaa siiye

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan День тому

    WAA GUUL XISBIGA WADANI HADUU MAANTA DAGAALKA GALA KU BAAQAYO. FANS KULME. HHHH.

  • @IbrahimJama-th6nc
    @IbrahimJama-th6nc День тому

    Sow irmaanta ma qaadin qoor lebi ayaa weliba ku sugaysa

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @user-yl4pt7fs6f
    @user-yl4pt7fs6f День тому

    ❤🎉🎉🎉🎉💪🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️👍👍👍👍

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 2 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 2 дні тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @LiibanHuseen
    @LiibanHuseen 2 дні тому

    Yaab kani ma waxbuu cabay mise waa nacascaadiya maxaa kaxun

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 дні тому

    Thanks gesii somaliland der thanks

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 2 дні тому

    ❤️🌷😀👍💚💚🌼⭐️

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 2 дні тому

    guuuuul. guuuul. Madxawayne. Qaaliya. Muuse. Markale. Muse. Markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 дні тому

    Wenleweyn iyi Qadaadweyn ku dheh waar ha isdaalinina ! Ha isku dhererinina dadka gobta ah ee Omalilaand iyo Dir iyo xadaarada facaweyn ee Kushiti iyo Punt. Waar Somaali ma tihidin, bide iyo Washaysi ayaad degaan iyo dhaqan iyo isir la leedihiine aamina ! Somalilaand uf ayay idin tidhi ee Jowhar ha noo soo dhaafina !

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Maashaa Allaahuye reer somaliland cadawgoodii durba afkay dhulka u galiyeen, waana mahad ilaahay malyuun jeeer,, sidaa awgeed reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waad u hiiliseen jiritaankii qaddiyaddiinnee quluubtiinna iyo mideeya cududdiina waa kama danbaystiiye, meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,isku soo wada duuboo reer somalilandoow meel Aad joogtaanba ilaahay quluubtiinna farax gali Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiine magaciin ha jiree - guulaysta oo jira,, for ever Somaliland rep,,

  • @iidoiido2685
    @iidoiido2685 2 дні тому

    waa doqon ninkan sidan u hadlaya

  • @iidoiido2685
    @iidoiido2685 2 дні тому

    😂waa doqon ninka sidan u hadlayaa

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 2 дні тому

    Tuug beenaale ah hooyo du waa iskumid nin intaa leeg oo cuqdad qaba waa ii kow

  • @aliadanahmed9025
    @aliadanahmed9025 2 дні тому

    Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 дні тому

    Af ku xaare saaqiday ha iska ciyo

  • @geri7490
    @geri7490 2 дні тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 дні тому

    Mansh alha GuuuuuL S.L

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 2 дні тому

    Soo Huwan ma aha

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale 2 дні тому

    Waar in aad wax ku hadlayso ayaad u Malaysia waar qajil in kaa meeshii baabiyay ayaad doonaysaa in aad sanka naga marmarisa

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 2 дні тому

    SUXUFI SARE XUSEN NOOLAW , CALI GURAYNA MD:MUUSE WUU YAQAAN, CIRRO SOO KII LAHAA WAA CANBE MUSANA WAA NINKA KALIYA EE DALKA IYO DADKABA DIFAACI KARA (HADAL WAA KAA HORE XUSEENAW)WIXII. DANBE WAA SHEEKO KALE)

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 дні тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐖𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 дні тому

    Dalka iyo Dadka waanu difaacaynaa. Reer Laascaanood waa Somalilander waxaa Afduub ku haysta Argagixiso Shisheeye. Waa la Xoraynayaa reer Laascaanood. Wadani diid mada difaaca dalka umuu dhaaran. Cadow bay la soo heshiiyeen.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 дні тому

    Muwaadin Taariikhda wadani dib u raac. Waa Qabyaalist, waa Qaybiye, waa Cadow raac, waa Qaran dumis, Been abuurte sheegta magac Beel aanu matalin. Muwaadin Tuugta is Del deldoonka ah si ay kuu Dilaan ama kuu boobaan Albaabka ha ka furin. Codkaaga sii Kulmiye ama UCID 1. yaa yidhi Cadow dalka dibada kagama soo duulin??? 2. Yaa yidhi Dakada Berbera lama dhisayo?? 3. Yaa yidhi Somaliland Ictiraaf uma baahna??? 4. Yaa laayay Ciidamada Bilayska Somaliland??? 5. Yaa Buurta Saaray shufto la socota Cadowgii ku soo duulay Laasxaanood 6. Yaa yidhi Ismaciil Cudur Geele waa Saxiibkeen??? 7. Yaa yidhi Cabdirisaaq Khaliif waa daacad isagoo Somaliland ka goostay??? 8. Yaa marwalba la mowqifa Somalia-Talyaani???? 9. Waa kuma Gudcur Gude iyo kuwa dakharada lihi?? Maxaay yidhaahdeen??? 10. Waa kuma Dibjir ina Dool??? Muxuu yidhi??? 11. Wadani muxuu ka yidhi sheegashada Cadowga ee Ceerigaabo iyo Difaaca Qaranka???? 12. Yaa dafiray taariikhda Halganka dadka reer Somaliland???? 13. Yaa yidhi jabka Ciidanka Qaranka waan ku farax sany???? 14. Yuu Dibjir Cali Guray Af-hayeen u yahay. 15. Yaa yidhi Xadka Yoocada ee Qaranka ma Hooyadiin baa leh????? 16. Yaa Ku Qadhaabta maxaabiista Somaliland ee ka hadliya???? 17. Wadani ma isbadal doonbaa mise waa Isdel del doon????? Xadhig ma sugaya? 18. Midabka Calanka Wadani ma Digniiba? 19. Miyaan sii wadaa??? Ma tuugtaasan Codsiiyaa anigoo Somalilander ah ????

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji 2 дні тому

    Aamiin aamiin aamiin